

Somali Fatwa AI Agent
Nidaam AI ah oo ku salaysan jawaabaha culimada Soomaaliyeed. Weydii su'aashaada ā hel jawaab daliil ku salaysan.
138
Fatwa
5+
Culimo
AI
Gemini
Tusaaleyaasha
Guji mid ka mid ah si aad isla markiiba u bilowdo wadahadal
Dabaashu soonka ma jabisaa?
xaakadu soonka ma jabisaa?
Dumarka ma isticmaali karaan kaniini caadada ka joojiya si ay u soomaan?
Qofka bukaanka ah ee Ramadaanka soomin kari waaya maxuu yeelayaa?
Qof sooman dhiig ma iska qaadi karaa?
Fidyada lacag ahaan ma u siin karaa qofka?
Sida uu u shaqeeyo
AI-gu wuxuu isticmaalaa Gemini embeddings si uu kuu helo fatwa-da ugu dhow su'aashaada.
Xogta waxaa laga soo qaaday culimada Soomaaliyeed oo la xaqiijiyay ā Sh. Dirir, Sh. Umal, iyo qaar kale.
Haddii uusan jawaabaha culimada helin, jawaab cusub ma alifyo
Qaab-dhismeedka
01
Su'aashaada
02
Domain Detection
03
Raadinta Xogta (Embeddings)
04
Gemini AI Reasoning
05
Jawaab Qaab-dhismeed leh
Culimada
Sh. Maxamed Cumar Dirir
90+
fatwa
Sh. Maxamuud Shibli
30+
fatwa
Dr Khadar Xasan Axmed
18+
fatwa
Culimada kale
20+
fatwa